Maxkamad Xukun ku riday Sargaal sare oo katirsanaa Milatarigii hore ee Soomaaliya

Maxkamad kutaala Gobolka Virginia ee dalkan Mareykanka ayaa lasoo taagay sargaal katirsanaa ciidanka milatariga Soomaaliya xiligii dowlada Maxamed Siyaad Barre, waxaana sargaalkan lagu eedeeyay in uu 30-sano kahor geestay jir dil iyo dilal . Korneyl Yuusuf Cabdi Cali (Tuke) oo maalmahan ay maxkamadi uga socotay Gobolka Virginia ee dalkan Mareykanka ayaa Xeer-beegti qaadeysay dacwaddiisa ay ku … Continue reading Maxkamad Xukun ku riday Sargaal sare oo katirsanaa Milatarigii hore ee Soomaaliya